Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa magacaabay guddi qaban-qaabo, oo ka kooban 7 xubnood, kuwaa oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland.
Warsaxaafadeed ayuu ku sheegay in guddigu uu ka shaqayn doono habkii iyo hannaankii loo mari lahaa doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka ku metela Somaliland.
Akhriso Warsaxaafadeedka


Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com