Xukuumadda oo guddi u magacawday aaska marxuum Cali Khaliif Galeyr

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa magacaabay Guddi Qaran oo ka shaqeynaya Aaska loo sameynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.