Ra’iisul Wasaare Rooble oo Caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub ee Somaliya.

Golaha Wasiirada ayaa isugu jira kuwa cusub & kuwa horay u soo joogay, kuwaasi caawa lagu dhawaaqay.