Xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo la shaaciyay

Waxaa la shaaciyay xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle, iyadoo ay muuqato deg deg badan.

Maalinta Berri ayaa loo asteeyay inay noqota Maalinta qabashada araajida Musharaxiinta halka Berri dambe oo 3 Bisha ahna loo asteeyay hadal jeedinta Musharaxiinta halka 4 Bishana loo qorsheeyay doorashada inay dhacdo.