R/Wasaaraha oo magacaabay Guddiyada Doorashada & Xalinta Khilaafaadka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ee Dhuusamareeb iyo Muqdisho.

Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-

Axmed Ciise Geelle
Maxamed Faarax Xirsi
Cali Maxamuud Faarax (Cali Zeko)
Nimco Axmed Cabdi
Maxamed Aweys Maxamed
Cabdulqaadir Xusseen Cabdi
Cabdullaahi Abyan Nuur
Xusseen Laki Maxamed Maxamuud
Saaqo Aadan Maxamed
Cabdirisaaq Cali Kaahin
Amal Musdafe Muuse
Mohamed Ibrahim Barre
Abdi Mohamed Sheikh
Burhaan Cilmi Xirsi
Yasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
Warfaa Maxamed Jaamac
Axmed Yuusuf Maxamuud
Garaad Yusuf Maxamuud
Mustafa Macalin Cali Salaad
Farxiyo Xasan Cusmaan.
Liibaan Cusmaan Nuur

Xubnaha Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee Doorashooyinka 2020-2021, ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-

Cabdiwali Maxamuud Cilmi
Maxamed Xassan Maxmed
Mahad Dheere Xaashi
Mowliid Mataan Salaad
Faadumo Maxamed Cabdullaahi
Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
Caasho Abuukar Qaasim
Madiina Adan Malaboow
Cabdinuur Maxamed Axmed
Saciido Maxamed Muscid
Maxamed Aadan Cusmaan
Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
Axmed Maxamed Ducaale
Caydaruus Saalax Yuusuf
Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
Liban Abukar Osman.
Yusuf Mohamed Kheyr
Muse Geelle Yusuf
Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
Liibaan Axmed Xasan
Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
Cabdinaasir Maxamed Guuleed
Maxamed Maxamuud Caddow