Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Maamul Goboleed

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.