Ina Warsame oo war xanaf leh ka soo saaray Guddiyada Doorashooyinka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa saluug ka muujiyay Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in inta badan Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ay yihiin kuwo ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA).

Akhriso qoraalka Xisbiga Wadajir

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com