12 Musharax oo ka hor timid guddiyadii doorashooyinka ee la magacaabay

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa ay sidoo kale si cad uga soo horjeesteen xubnaha dowlad goboleedyada qaarkood ay ku dhawaaqeen ee guddiga doorashooyinka.

Musharaxiinta waxa ay sheegeen guddiyada la magacaabay inay yihiin askar ka tirsan NISA & taageerayaasha baraha bulshada ee Madaxweyne Farmaajo.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com