SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Maalmahan Safar ugu maqnaa dalka Dibaddiisa ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho, Halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde, ku soo dhaweeyay Xildhibaano,Wasiirro heer Fadaraal iyo Heer Dowlad Goboleed ah & qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Intaasi kadib ayaa Wafdiga Madaxweynaha waxaa loo galbiyay hoyga Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com