Dowladda oo digniin ka soo saartay dabeylo ku soo wajahan Puntland

Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka ee Somaliya ayaa maanta warbixin digniin ah ka soo saartay dabeylo ku soo wajahan deegaanada Puntland.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dabeylaha ku soo fool leeyihiin inta u dhaxeyso Degmooyinka Boosaaso iyo Xaafuun.

Halkan ka akhriso digniinta laga soo saaray dabeylahan

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com