Taliska Danab oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee dalka

Taliska Kumaandooska Danab ayaa ka hadlay qorshaha haatan socdo, ee ay dalka uga baxayan Ciidamada Mareykanka, ee saldhigga ugu weyn ku leh Garoonka Ballidoogle ee Gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha xafiiska sii baneynaya Donald Trump ayaa ku amray Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska AFRICOM in ciidamada laga soo saaro Somaliya, horaanta sanadka soo socdo ee 2021. Ciidamada … Continue reading Taliska Danab oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee dalka