DFS oo Amar ku siiyay Diblumaasiyiinta Somaliya ee Kenya jooga inay 5 cisho dalka ku soo galaan

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgalla Gudaha dalka Kenya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo 5 cisho ah loogu qabatay inay dalka ku soo galaan diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com