SAWIRRO:R/Wasaaraha Somaliya oo gaaray Degmada Caabudwaaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Maamulka galmudug Axmed Cabdi Kaariye & Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa caawa ku hooyan doona Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com