Dooddii ugu qaraareyd oo galabta ka baxday Idaacadda BBC

Dooddii galabta ka baxday Laanta afka Somaliga ee BBC (Barnaamijka waxa ay ila tahay) ayaa ahayd dooddii ugu qaraareyd ee sanadkan ka baxda idaacadda, waana Jimcihii ugu dambeeyay ee sanadkan 2020.

Doodda oo lagu fallanqeynayay muranka cusub ee ka dhashay xeerka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu wax ka bedelka dastuurka ugu dib dhigay Baarlamaanka 11aad ee soo socda ayaa waxaa ka qaybgalay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh (Beene Beene) iyo Abukaate Sakariye Sheekh Yuusuf, waxaana doodda xiriirinayay Wariye Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.

Halkan kaga boggo doodda oo dhameystiran.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com