SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo furay Madasha Aragti wadaaga Heritage

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa daahfuray madasha aragti wadaagga ee machqdka Heritage oo hadda Garoowe ka furmay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horaysey ee Soomaaliya lagu-qabto. Doodda shirka sanadka ayaa ku qotonta “sidee looga bixikaraa ku-meelgaar-nimada daba-dheeraatay sanadka 2025”.

Shirka waxaa qayb ka ah Madax ka socota DFS, Madaxweynayaal hore ee Soomaaliya iyo Puntland, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha DFS iyo kuwo ka tirsan Dowladdaha Xubnaha ka ah, masuuliyiin ka socda bulshada rayidka ah, culimo, aqoonyahano, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com