Dood xiiso badan: Somaliya iyo waxa horyaala sanadka 2021

Khubaro culus ayaa ka qaybgalay “Barnaamijka waxa ay ila tahay” ee Jimcihii maanta, oo lagu lafa-guray Somaliya iyo waxa horyaala sanadkan 2021.

Doodda Jimcaha ee BBC oo uu daadihinayay Wariye Bashiir Maxamed Caato ayaa waxaa ka qaybgalay Prof. Ibraahim Faarax Bursaliid, Prof. Afyare Cabdi Cilmi iyo Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad.

Halkan kaga boggo doodda

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com