Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Dowladaha Turkey iyo Qatar u fadhiya Soomaaliya iyo Saraakiil kale .
Kulanka ayaa si aad ah looga wada hadlay taageerada Turkiga & Qatar ay siiyaan Deeganada Koonfur Galbeed sidii loo xoojin lahaa oo dhinacyada ay uga wada shaqeyn lahaayeen.
Madaxweynaha ayaa masuuliyiintaan uga Tacsiyadeeyey Shaqaalihii uga geeriyooday Qaraxii ka dhacay Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye , Waxuuna caafimaad u rajeeyay shaqaalaha kale ee uu dhaawaca soo gaaray .






Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com