Muqayil weyn oo cunista qaadka u joojiyay sabab jirta

Axmed Maxamed oo muddo dheer cunaayay qaadka ayaa sheegay in xilligan uu iska joojiyay cunistiisa.

Axmed Maxamed oo ku nool Magaalada Garoowe, lana hadlay Laanta afka Somaliga ee BBC ayaa xusay in muddo ku dhow 40 sano uu qaadka cunaayay.

Axmed Maxamed ayaa ka sheekeeyay sababta ku riixday joojinta qaadkii uu mudada fog cunaayay.

Halkan kaga boggo wareysiga

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com