Midowga Musharaxiinta oo qoraal arrimaha Doorashada ku saabsan u diray Beesha Caalamka

Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya waxa ay u direen Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.

Qoraalka oo ku qoran luuqadda English-ka ayaa waxaa ay ku sheegeen in xalka uu noqon karo in doorashooyinka lagu qabto hal magaalo, sidoo kalena arrinta kuraasta Somaliland loo madax bannaaneeyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal la xiriira muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya waxaa ay u direen Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.

Qoraalka oo ku qoran luuqada English-ka ayaa waxaa ay ku sheegeen in xalka uu noqon karo in doorashooyinka lagu qabto hal Magaalo, sidoo kalena arrinta kuraasta soomaliland loo madax bannaaneeyo guddoomiyaha golaha Aqalka Sare cabdi Xaashi Cabdillaahi.

Sidoo kale  Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay sheegeen inay diyaariyeen Liiska xubnaha ay tahay in laga saaro Guddiga doorashada ee lagu muransan yahay maadaama dowladda ay dhowr jeer sheegtay iny u soo gudbiyaan.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com