30 sano ka dib Maxamed Siyaad Barre iyo xaalka Somaliya

Maanta oo kale (26, January, 1991) waa maalintii uu Magaalada Muqdisho isaga baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya, General Maxamed Siyaad Barre, ka dib culeys xoog badan oo kaga yimid jabhadihii dagaalka kula jiray dowladdii uu hoggaaminayay.

Jabhaddii USC ee uu horkacayay General Maxamed Faarax Caydiid ayaa Maxamed Siyaad Barre ku khasabtay in uu isaga baxo Caasimadda Muqdisho.

Halkan ka daalaco warbixin ka hadleysa dhacdooyinkii ugu waaweynaa

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com