Puntland iyo Jubbaland oo gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dambe oo xalay ahayd shaaciyay inay gudbiyeen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka, ee ku metelaya Doorashooyinka Qaranka, ka dib Warsaxaafadeed ay si wadajira u soo saareen.

Jubbaland iyo Puntland waxay ku baaqayaan in shir leeskugu yimaado Magaalada Muqdisho, 30-ka bishan, si loo xaliyo tabashooyinka ka jira doorashada.

Magacyada Xubnaha Puntland

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen

5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Magacyada Xubnaha Jubbaland

1. 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐫𝐬𝐚𝐥
2. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫
3. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐍𝐮𝐮𝐫
4. 𝐒𝐚𝐦𝐬𝐚𝐦 𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫

5. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐚𝐛
6. 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦
7. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
8. 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com