Goorma ayay Somaliya cagta saartay wadada burburka? 1991 mise 1977?

Barnaamijka Doodda Jimcaha ee BBC (Waxa ay ila tahay) waxaa Jimcahan looga hadlay soddon guuradii ka soo wareegatay, markii ay dhacday Dowladdii Dhexe ee Militariga.

Doodda ayaa si dhow loogu fallanaqeeyay waxa Somaliya ka khaldamay, markii burburka uu bilowday. Horta goorma ayay burburtay Dowladnimada Somaliya? Waxse malaga baran karaa khaladaadaadkii dhacay bilowgii sagaashamaadka?

Waxaa doodda ka qaybgalaya Wakiilka Hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi Afey, Cilmi-baare Dr. Cabdi Maxamed Xirsi iyo Ex Wasiir Cabdi Axmed Baafo.

Halkan kaga boggo doodda oo uu xiriirinayo Wariye Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com