Xagee looga gudbayaa khilaafka wiiqay doorashooyinka dalka?

Xilli uu gabaabsi yahay muddo xileedka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayay haddana Madaxda Soomaalida weli xal ka gaarin khilaafka wiiqay arrimaha doorashooyinka ee dalka.

Maanta waxaa baaqday shirkii ay Khamiistii ku baaqeen Madaxda Jubbaland iyo Puntland, ee ahaa in 30-ka bishan oo maanta ku beegneyd leeskugu yimaado Magaalada Muqdisho, inkastoo Madaxweyne Farmaajo uu caawa ku baaqay in shir kale leeskugu yimaado Magaalada Samareeb (Ex Dhuusamareeb) ee Gobolka Galgaduud.

Haddaba xagee looga gudbayaa khilaafkaasi taagan? Waxaa ka hadlaya Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Halkan kaga boggo wareysi uu Prof. Samar siiyay BBC

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com