Ururada Bulshada oo war ka soo saaray shirka Dhuusamareeb

Ururada Bulshada Rayidka ayaa baaq ka soo saaray shirka Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uga socda Magaalada Dhuusamareeb.

Shir ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xubnaha Isutagga Bulshada Rayidka ayaa looga hadlay shirka Dhuusamareeb, xaaladda amni iyo tan bani’aadanimo ee maanta dalka ka taagan.

Xubnaha waxay soo dhaweeyeen shirka madaxda uga soconaya Magaalada Dhuusamareeb, iyagoona ku baaqay inaanay mar labaad ku fashilmin in is faham ka gaaraan arrimaha doorashooyinka ee dalka.

Bayaan ay soo saareen Xubnaha Isutagga Bulshada Rayidka ayaa u qornaa:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com