Midowga Musharaxiinta oo sheegay in Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweynaha Qaranka

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay laga bilaabo 8-da bishan February inaanay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda, isla-markaana ay muddo kororsi ka soo horjeedaan.

Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in la dhiso Gole Qaran, oo ay qayb ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada, Gudoomiye-yaasha Labada Aqal, Bulshada Rayidka iyo Wakiilo ka socda Musharaxiinta.

Akhriso Warsaxaafadeed ay soo saareen

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com