Xukuumadda oo faah faahisay shirka ka socda Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa maalintii 2aad ka socda shirka Guddiga Farsamada ee qaban-qaabada shirka wadatashiga qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Shirka Baydhabo ayaa ku saabsan sida loo xalinayo qodobada la xiriira Maamulka Doorashada ee Gobolka Gedo, Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka imaanaya Somalialnd iyo xal u helidda doodda ka dhalatay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala oo la hadlay VOA ayaa faah faahiyay waxa looga hadlayo shirka Baydhabo.

Wareysiga Al Cadaala

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com