Xogta Ciidanka Soomaaliyeed ee la geeyay Eritrea

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Ciidankii Soomaaliyeed ee Dowladda Federaalka gaysay dalka Eritrea, kuwaas oo hadalhayn iyo dood badan ka dhex abuuray bulshada Soomaaliyeed.

Galka Baarista waxa uu la hadlay ilo wareedyo badan oo kala duwan, si uu u helo xogta rasmiga ah ee sida ciidankan lagu geeyay Eritrea iyo xaaladooda iminka.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Wariye Haaruun Macruuf.

Halkan kaga boggo warbixinta

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com