Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday Wasiirkii Amniga, Cabdirashiid Janan

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Jubbaland ayaa xilka looga qaaday Wasiir Janan.

Goor sii horeysay ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in Cabdirashiid Janan uu heshiis is afgarad ah la gaaray Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com