Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa isku bedelay laba ka mid ah Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka, iyadoo wareegtada leeskugu bedelay uu Warbaahinta u akhiyay Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Abokar Dubbe.

Wasiirada la isku bedelay ayaa kala ah Wasiirka Shaqada & Shaqaalaha, Duraan Axmed Faarax oo loo magacaabay Wasiirka Gadiidka & Duulista Hawada, halka Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com