Gudoomiye Xaashi oo ka horyimid sharciga muddo kordhinta

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka horyimid sharciga gaarka ah ee muddo kordhinta, ay maanta meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Gudoomiyaha ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay arrintan.

Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedka

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com