Akhriso: Sababta Somaliya ku diidan tahay go’aankii Midowga Afrika

Dowladda Somaliya ayaa ka hortimid qaar ka mid ah qodobadii ay Khamiistii Golaha Nabadda & Amniga ee Midowga Afrika ka soo saareen xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka.

Dowladda Somaliya ayaa dareen ka muujisay Warmurtiyeedkii Golaha Nabadda & Amniga ee Midowga Afrika ku cambaareeyeen qaraarkii Golaha Shacabka ku meelmariyay Sharciga gaarka ah ee jiheynta doorashooyinka, si dalka looga qabto doorasho qof iyo cod, muddo laba sano ah.

Halkan ka akhriso mowqifka dowladda:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com