Wasiirka Amniga oo Guddi u magacaabay dhacdadii Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka Amniga Somaliya, Xasan Xundubey Jimcaale ayaa magacaabay Guddi Shan Xubnood ka kooban, oo baaritaan ku soo sameeya dhacdadii Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdsho.

Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Khamiistii faray Wasaaradda Amniga in tallaabo degdeg ahi laga qaado, sharcigana la horkeeno kuwii ka dambeeyay dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday Garoonka Aadan Cadde.

Guddigan oo Gudoomiye looga dhigay Axmed Macalin Xasan ayaa waxaa la faray in si dhakhsi ahi u hawlgalaan, muddo koobana ay natiijada baaritaanka ku soo gudbiyaan.

Magacyada Guddiga:

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com