Taliyaha Daraawiishta Galmudug oo magacaabay Taliye-yaal cusub

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Galmudug, G/sare Maxamed Nuur Cali ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Saraakiisha Hoggaanka Ururada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed, oo xarumo ku kala leh Saldhigyada Dhaan-karoone iyo Indha-qaris iyo ee Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Taliyaha ayaa wareegtada ku magacaabay illaa shan Sarkaal, oo ay yeelanayaan Ururada Xoogaga Horseed, waxaana la faray inay shaqadooda gutaan, si waafaqsan sharciga ciidamada iyo nabadgelyada dalka.

Wareegtada lagu magacaabay

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com