Galmudug iyo Hirshabelle oo taageeray in dalka doorasho aado

Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa goor dhow soo saaray Warsaxaafadeed wadajir ah, oo ay ku taageerayaan in dalka doorasho aado, iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17-kii September.

Warsaxaafadeedka ayay ku muujiyeen, sida ay uga xun yihiin dhacdooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo xaaladda adag ee magaalada ka taagan.

Akhriso Warsaxaafadeedka labada maamul

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com