Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaaladii Galbeedka Beledweyne

Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Beledweyne.

Masuuliyiin ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Maamulka Hirshabelle oo maalmahaanba kulamo la lahaa Odayaasha Dhaqanka iyo Waxagaradka labada dhinac ayaa ku guuleystay in is faham horudhac ah laga gaaro xiisadda, iyagoona soo saaray shan qodob oo lagu heshiiyay.

Halkan ka akhriso qodobada heshiiska:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com