Xaashi oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaabay xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.

Gudoomiyaha ayaa Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha u gudbiyay lix xubnood, oo isugu jira Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka.

Xubnaha Gudoomiyuhu magacaabay ayaa kala ah:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com