Rooble oo magacaabay Guddiga Amniga Doorashada

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Guddiga Amniga Doorashada, kuwaas oo ka qayb qaadan doona suggida amniga ee doorashooyinka dalka.

Guddiga ayaa waxaa uu ka kooban yahay Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM, waxayna dhammaantood ka hoos shaqayn doonaan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com