Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa galabta gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdiso.

Ma cadda ujeedada uu xilligan Madaxweynuhu ugu laabtay Magaalada Muqdisho oo Arbacadii uun uu ka tagay, isagoo markaasi dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa toddobaadkii hore Caasimadda Muqdisho kaga qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com