Koonfur Galbeed oo magacawday xubnaha u tartamaya Aqalka Sare

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi ayaa magacaabay xubnaha Koonfur Galbeed ee u tartami doono Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.

Maanta oo taariikhdu ku beegneyd 25-ka bishan July ayaa waxaa lagu waday inay bilaabato Doorashada Golaha Aqalka Sare, sida ku cad jadwalka doorashada, lana soo geba-gabeeyo 28-ka bishan.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com