Hirshabelle oo magacawday Guddiga Doorashada Aqalka Sare

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa wareegto ku soo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada ee Aqalka Sare.

Guddigan ayaa ka kooban shan iyo toban xubnood, iyadoo mid ka midana ay haweeney tahay.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com