Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto ku soo magacaabay musharaxiinta ku tartamaysa 11-ka kursi ee Puntland ku leedahay Aqalka Sare.
Liiska musharaxiinta oo ka kooban laba iyo labaatan xubnood, sideed ka mida waxaa weeye haween.


Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com