11 Senator oo maanta lagu doortay Magaalada Garoowe (Akhriso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ku doortay kow iyo tobanka xubnood ee Puntland ku metelaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.

Laba iyo labaatan musharax oo kow iyo tobankaasi kursi ku tartamayay ayaa sagaal ka mid waxay u tanaasuleen xubnihii ay tartamayaan, laba kursi oo keliya ayaana doorashadooda si toos ah loo galay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa codkooda siiyay musharaxiintii loo tanaasulay.

Doorashadan oo la fillayay inay waqti badan qaadan doonto ayaa waxaa fududeeyay sagaalka musharax ee tanaasulay.

Inkastoo xubnaha musharaxiinta ee tanaasulay ay haween u badnaayeen, haddana Maamulka Puntland waxaa uu difaacay qoondada haweenka, oo saddex dumar ahi ayaa maanta lagu doortay Garoowe.

Senatorada la doortay ayaa kala ah Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole), Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan), Daahir Ayaanle Saciid, Farxaan Cali Xuseen, Cabdikhani Geelle Maxamed, Saynab Ismaaciil Maxamed, Samiira Maxamuud Xaaji Cawad iyo Sareedo Maxamed Xasan.

May be an image of indoor
May be an image of one or more people and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 4 people, people sitting and people standing
May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 7 people and people sitting
May be an image of 3 people, people sitting and indoor
May be an image of 5 people, people sitting and people standing
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people and people sitting
May be an image of 3 people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people, people sitting and indoor
May be an image of 2 people and people sitting
May be an image of 3 people, people sitting and indoor
May be an image of 4 people, people sitting and people standing
May be an image of 4 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people, people standing and people sitting