Ra’iisal Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa booqasho 3 maalmood qaadatay ku tagay dalka Kenya, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Kenya, masuuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com