Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR ee Somaliya, Magatte Guisse
Labada dhinac ayaa ka wadahadlay caawinta qoxootiga Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo caawinta qoxootiga shisheeye ee dalka ku sugan.


Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com