Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray habraaca lagu dooranayo Golaha Shacabka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta soo saaray habraac iyo shuruudaha loo marayo Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com