Golaha Midowga Musharaxiinta ee mucaaradka ayaa ka horyimid habraacyadii shalay laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Muqdisho.
Midowga Musharaxiinta ayaa Warsaxaafadeed ku sheegay inay si adag uga soo horjeedaan qodobada la xiriira Odayaasha Dhaqanka, magacaabidda Bulshada Rayidka, xulista & xaqiijinta, dabagalka iyo diiwaangelinta ergada.
Midowga Musharaxiinta ayaa ku andacoonaya in habraacyadaasi ay awood dheeri ah siinayaan Dowlad Goboleedyada.


Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com