Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Zambia

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dhowaan la doortay ee dalka Zambia, Hakainde Hichilema oo lagu caleemo saaray Caasimadda dalkaas ee Lusaka.

Hakainde Hichilema ayaa ahaa hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaas isagoo tartanka Doorashada kaga guulaystay xusbi xaakimkii hore talada u hayey.

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com