Safaaradda Somaliya ee Pakistan oo war ka soo saartay cabasho laga keenay

Safaaradda Somaliya ee dalka pakistan ayaa war ka soo saartay cabashada ardayda Soomaaliyeed ee wax-ka-barata dalkaasi, ee lagu faafiyay barraha bulshada.

Safaaradda ayaa guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi la wadaagtay qaabka loo heli karo fiisaha, iyadoo dhinaca kalena ka codsatay inay la soo wadaagaan wixii cabasho ah, oo ay qabaan.

Akhriso warka Safaaradda:-

Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com