Golaha Wasiirada Somaliya ayaa maanta meelmariyay Hindise Sharciyeedka Fasaxa Dhismaha iyo magacaabidda xubin ka bannaaneyd Guddiga Dib-u eegista Dastuurka, oo loo magacaabay Daahir Xasan Cabdi.
Shirka Khamiislaha ee maanta ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).







Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com