Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka soo horjeestay tallaabada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud ugu magacaabay inuu noqdo Taliyaha KMG ee Hay’adda NISA. Yaasiin waxa uu hadda ku magacawnaa Taliyaha Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir.
Khilaafkan cusub ayaa imaanaya, xilli Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ay gelinkii dambe ee shalay illaa xalay u fadhiyeen kulan ay kaga hadlayeen khilaafkoodan.
Akhriso: Warka Ra’iisal Wasaaraha


Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com